Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxamed Gacal Xaayow oo Geeriyooday


Maxamed Gacal Xaayow oo Geeriyooday
Maxamed Gacal Xaayow oo Geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abwaan Maxamed Gacal Xaayow oo Soomaalida dhexdeeda si wanaagsan looga yaqaanay, kuna caan baxay Guurowga iyo Shiribka.

Wareysi geeridii marxuum Maxamed Gacal Xaayow ku saabsan ayaa waxan la yeelanay Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) oo wax ka qora suugaanta iyo taariikhda Soomaalida, suugaanta marxuumkana wax ka qoray.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG