Muqdisho —
Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa garab is-taag u muujiyey Soomaaliya kadib is-afagaradkii ay magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland 1-dii Janaayo.
War-saxaafadadeedka ayaa lagu sheegay in la ixtiraamo madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya. Haddaba luuqadda diblomaasiyadeed ee lagu qoray qoraalkaas maxaa lagu micneyn karaa?
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa arrimahaas ka wareystay Axmed Kaboole oo ka faallooda xiriirka caalamiga iyo amniga Geeska Afrika.
Madal