Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Masar: Xaaladda Jaaliyadda Soomaalida


Masar: Xaaladda Jaaliyadda Soomaalida
Masar: Xaaladda Jaaliyadda Soomaalida

Waddanka Masar waxa jira cabsi dhinaca amniga ah, iyada oo Jaaliyad Soomaali ah oo balaarani ay waddankaas ku nooshahay.

Waddanka Masar wali waxa ka socda isu soo baxyadii ay dadku dhigayeen, kuna dalbanyeen in Madaxweyne Maxamed Xusni Mubaarak uu xukunka ka dego. Dhinaca kale, waxa jira cabsi dhinaca amniga ah, iyada oo Jaaliyad Soomaali ah oo balaarani ay waddankaas ku nooshahay.

Maxamed Sandhere ayaa la xiriiray Xuseen Cusmaan Saxnuun oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida ee Masar ku dhaqan, kana wareystay xaaladda amniga ah ee hadda taagan.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG