Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Sawir Qaade Cabdi Rooble


Martida: Sawir Qaade Cabdi Rooble
Martida: Sawir Qaade Cabdi Rooble

Barnaamijka Martida ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Rooble oo agaasime kuxigeen ka ah mashruuca diiwaangelinta Soomaalida.

Cabdi wuxuu degan yahay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee Maraykanka.

Cabdi waa sawir qaade, wuxuuna ka mid ahaa 14-qof oo barriga Afrika ka soo jeeda oo dhawaan abaalmarin lagu guddoonsiiyay aqalka cad ee Maraykanka, iyagoo abaalmarinta ku mutaystay inay hormuud ka noqdeen isbeddello horumarineed oo ay u qabteen bulshada ay ka soo jeedaan.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan kadhageyso.

XS
SM
MD
LG