Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: M/weynaha Maamul-Goboleedka Mareeg

Martida: M/weynaha Maamul-Goboleedka Mareeg
Martida: M/weynaha Maamul-Goboleedka Mareeg

Barnaamijka Martida Mickrafoonka waxaa toddobaadkan ku marti ah madaxweynaha maamul-goboleedka Mareeg Dayib Max'uud Sh. Axmed.

Dayib Max'uud Sheekh, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriira waxqabadka maamulkiisa iyo waliba arrimaha Somalia.

Wareysiga oo buuxa qeybtan hoose ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG