Dalka Norway ayaa dhawaan waxaa lagu soo bandhigey cilmi baaris lagu sameeyey wadahadalada iyo dhexdhexaadinta ee ay dowlada Qatar ka wado meelo badan oo caalamka ah. Cilmi baaristan ayaa waxaa xooga lagu saaraayey waxyaabaha u sahley dowlada Qatar howlaha nabad raadineed ee ay ka wado meelo ka mida Bariga Dhexe, iyo Africa oo ay Somalia ka mid tahay.
Hadaba barnaamijka martida Makarafoonka waxaa todobaadkan inoogu marti ah Mohamed Hussein Gaas oo ah cilmi bare warbixintan wax ka soo diyaariyey isla markaana wax ka dhiga Jaamacada culuunta Sayniska ee Norway qeybteeda horumarinta caalamaiga ah iyo deegaanka.

Embed
share
News-Maker
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:12:20
0:00
Direct link