Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Maykarafoonka: Dr. Afyare Cabdi Cilmi


Dr. waxa uu ka warami doonaa Buug cusub oo uu dhawaan qorey oo uu kaga faaloonaayo xaalada Soomaaliya

Barnaamijka Martida Maykarafoonka waxaa Marti inoogu ah Todobaadkan Dr. Afyare Cabdi Cilmi oo daraasaadka caalamiga ah ka dhiga Jaamacad ku taala dalka Qatar Magaladaiisa Dooxa isla markaana dhawaan qorey buug uu ugu magac darey Fahamka Holaca Somaaliya.

Dr Afyare ayaa faahfahin ka bixinaya Buugga iyo waxyaabaha uu ka koobanyahay, waxaana uu aragti guud ka dhiibanayaa xaaladda Somalia, iyo sida loo fahmi karo asaaska mushukiladda ka taagan.

Qaybta hoose ee buggan ka dhegayso barnaamijka oo dhamaystiran.

XS
SM
MD
LG