Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Xuquuqda Aadamaha

Barnaamijka waxaa marti u ah Guddoomiyaha ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha ee Bariga Afrika, Xasan Shire Sheekh.

Arrimaha aan ku soo qaadan doonno barnaamijka todobaadkan waxaa ka mid ah saamaynta ay ciidamada Midawaga Afrika ee loogu yaboohay in la geeyo Somalia ay ku yeelaan karaan xaaladda Xuquuqda Aadamaha ee Somalia.
Sidoo kale waxaan ku eegi doonna barnaamijka xaaladda Somalida Uganda qaraxyaadi halkaasi ka dhacay ka dib.

Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG