Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida Makrafoonka iyo Xaaladda Qaxootiga Kenya


Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaan todobaadkan ku eegi doonna xaaladda Qaxootiga Soomalida ah ee ku sugan Kenya.

Barnaamijka waxaa marti u ah Maryan Xuseen oo ka tirsan dawladda hoose ee degmada Gaarisa, waxaanay in badan la soo shaqaysay Qaxootiga soomaalida ah ee labaatankii sno ee u dambeeyay ku noolaa xeryaha qaxootiga ee waqooyi bari Kenya.

Barnaamijka waxaan ku eegi doonna sida ay tahay nolosha qaxootiga iyo waxyaabaha ay hay'adaha gacanta ku hayaa ay u qabtaan.

Qaybta hoose ee barnaamijka ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG