Sh Cali Maxamuud Xasan (Sh CaliWajiis) oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa barnaamijka faahfahin kaga bixinaya, Isbedelka ku yimid nolosha casriga ah iyo saamaynta uu is bedelkaasi ku leeyahay soonka.
Sheekhu waxa uu sido kale faahfahin ka bixiya waajibaadka soonka oo ay ugu horaysao isku dulqaadashada iyo isa saamaxadda , isaga oo ugu baaqay kooxaha ku dagallamaya Somalia in ay xurmeeyaan bisha barakaysan.
Barnaamijka oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.