Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga DKMG


Martida: Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga DKMG
Martida: Wasiirkii hore ee Kaluumaysiga DKMG

Barnaamijkan waxa mari ku ah Max'ed Macalin wasiirkii hore ee Khamuusaysiga Khayraadka Badda iyo bii'ada oo ka hadlay xadka Badda Somali.

Macalin wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriirra xuduuddaha dhinaca badda ee Somalia oo dhawaan lagu wado in dowladda Somalia ay shaaciso lahaanshaha dhinaca badda ee Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG