Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia


Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia
Saldhig Diyaaradaha Drones-ka oo Laga Furay Ethiopia

Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in dowladda Maraykanka dalka Ethiopia ka furatay saldhig ay ka duullaan diyaaradaha aan duuliyuhu wadin kuwaasoo ay ku rakiban yihiin gantaallo.

Diyaaraddahan ayaa howlgallo ilaallo ah ka sameynaya hawada Soomaaliya.

Wargeyska Washington-Post ayaa soo wariyay in saldhigan laga fuay meel lagu magacaabo Arbaca Minch oo 300 Mayl koonfur ka xigta Addis Ababa, isla markaana xadka Soomaaliya u jirta 600 oo Mayl.

XS
SM
MD
LG