Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maplcroft: Somalia waa Meesha ugu Halista Badan Dunida


Maplcroft: Somalia waa Meesha ugu Halista Badan Dunida
Maplcroft: Somalia waa Meesha ugu Halista Badan Dunida

Shirkadda Maplecroft oo ah shirkad ka talo bixisa halisaha caalamka ayaa sheegtay in Somalia ay tahay meesha ugu khatarta badan

Warbixin ay soo saartay hay’ad lagu magacaabo Maplecroft oo ka talo bixisa halisaha caalamka ka jira ayaa sheegtay in waddanka Somalia uu noqday waddanka ugu halista badan caalamka. Daraasaddan oo eegtay 169 waddan ayaa koobaysay dhacdooyinkii dhacay laga soo bilaabo June, 2009 ilaa bishii June, 2010.

Warbixinta hay’adani waxay tilmaantay in Somalia xiligaas tilmaaman ay 556 weerar ka dhaceen isla markaana ay ku dhinteen dad tiradoodu gaareyso 1437 ruux.

XS
SM
MD
LG