Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mahiga: Al-Shabab Somaliland ayey u Socdaan


Ergeyga Gaarka ah ee QM ee Arrimaha Somalia, Dr. A. Mahiga ayaa Hargeysa wadahadalo kula yeeshey Madaxwyene Maxamed Axmed Siilaanyo

Ergeyga Gaarka ah ee QM ee Arrimaha Somalia, Dr. Augustine ayaa Hargeysa wadahadallo kula yeeshey Madaxwyene Maxamed Axmed Siilaanyo.

Mahiga waxa uu ka hadlay in markii Al-Shabab lagaga adkaaday koonfurta Somalia ay hadda u firxanayaan deegaanada Somaliland iyo Puntland.

Wareysi gaar ah oo wariyaha VOAda ee magaalada Hargeysa Ismaaciil X. Farjar uu Ergeyga la yeeshay hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG