Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxii Shirkadaha Al-Barakaat oo la Xanibay


Madaxii Shirkadaha Al-Barakaat oo la Xanibay
Madaxii Shirkadaha Al-Barakaat oo la Xanibay

Sheekh Axmed-nuur Jimcaale, madixii shirkadaha Al-Barakaat ayaa lagu eedeeyey inuu taageero dhaqaale siiyo ururka Al-Shabab ee Somalia

Sheekh Axmed-nuur Jimcaale, madixii shirkadaha Al-Barakaat ayaa lagu eedeeyey inuu taageero dhaqaale siiyo ururka Al-Shabab ee Somalia.

Sheekha oo horay ugu jiray liiska dadka taakuuleeya argagixisada, lagana saaray bishan 17keedii, ayaa haddana mar kale lagu daray liiska taageera Al-Shababka Somalia, waxana lagu soo rogay xanibaado dhinaca socdaalka.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageysto.

XS
SM
MD
LG