Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Dalka oo Haddalo ka Jeediyey Shirka Garowe


Madaxda Dalka oo Haddalo ka Jeediyey Shirka Garowe
Madaxda Dalka oo Haddalo ka Jeediyey Shirka Garowe

Madaxweynaha DKMG, Ra'iisal Wasaaraha, Afhayeenka Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Maamulka Puntalnd ayaa hadalo ka jeediyey shirka Garowe

Madaxweynaha DKMG, Ra'iisal Wasaaraha, Afhayeenka Baarlamaanka, iyo Madaxweynaha Maamulka Puntalnd ayaa hadalo ka jeediyey shirka Garowe.

Shirka waxa sidoo kale ka hadlay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM, Augustine Mahiga.

Waxa shirka goob ka ahaa maamulada Puntland, Galmudug, Ahlusunna Waljameca, sharci yaqaano, iyo bulshada rayidka ah.

Warbixin arrintaas shirka ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG