Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Bakool oo Ciidan Qoranaya


Maamulka Gobolka Bakool ayaa diiwaan galinaya ciidan ka qeyb qaata la dagaalanka maleeshiyaadka Alshabab.

Maamulka Gobolka Bakoola yaa diiwaan galinaya ciidan ka qeybta la dagaalanka maleeshiyaadka Alshabab.

Ciidanka DKMG ee Somalia oo taageero ka helaya kuwa Ethiopia ayaa dhawaan magaalada Xuddur ee deegaano kale oo Gobolka Bay ka tirsan ka saaray kooxaha Alshabab.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoos ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG