Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maal-galin lagu Sameynayo Xoolo-dhaqata


Maal-galin lagu Sameynayo Xoolo-dhaqata
Maal-galin lagu Sameynayo Xoolo-dhaqata

Qaar ka tirsan Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa maalgalin ku sameynaya xoolo-dhaqatada ku sugan gobollada Koonfureed ee dalka Somalia

Qaar ka tirsan Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa maalgalin ku sameynaya xoolo-dhaqatada ku sugan gobollada Koonfureed ee dalka Somalia, iyagoo gacan ka geysanaya caafimaadka xoolaha iyo waliba sidii loo sahli lahaa in xoolaha Koonfurta Somalia loo dhoofiyo dalalka Dibedda.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.


XS
SM
MD
LG