Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ma Lasoo Afjaray Mooshinkii Xasan Sh.?


Somali President
Somali President

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shalay soo wada saaray qoraal ku saabsan sida loo xallinayo eedaha ku jiray mooshinka ay soo jeediyeen xidlhibaannada dacwadda ka keenay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Inkasta oo qaraalka lagu sheegay in arrinta mooshinka xal laga gaaray, ayaa haddana waxaa weli jira xildhibaanno ku adkeysanaya in mooshinka weli taagan yahay.

Haddaba qoraalkani ma yahay mid soo af-jaraya xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka? Xildhibaannada ayaa durba siyaabo kala duwan uga hadlay arrintaasi. Waxaa warbixintan ka diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar.

Ma lasoo afjaray mooshinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00

XS
SM
MD
LG