Isku xirrada

War Deg-Deg ah

LeBron oo noqday xiddiga ugu dhibco dhaliska badan taariikhda NBA

Xiddigga Kubadda Koleyga ee Mareykanka LeBron James oo ka tirsan kooxda Los Angeles Lakers ayaa noqday dhibco dhaliyaha ugu sarreeya ee ururka horyaalka NBA-da Mareykanka.

Lebron ayaa ka sara marey dhibcihii muddada tobannaanka sano u yaallay xiddigii hore Kareem Abdul Jabbaar, oo isna usoo cayaaray Kooxda Los Angeles Lakers.

Warbixintan ay qortay VOA, waxa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

LeBron oo noqday xiddiga ugu dhibco dhaliska badan taariikhda NBA
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG