Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Cali Ugaas Cabdulle oo shalay lagu aasay Muqdisho?


Aaska Cali Ugaas
Aaska Cali Ugaas

Madaxda ugu sarreysa Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyey geerida Allah ha u naxariistee siyaasigii iyo nabaddoonkii weynaa Cali Ugaas Cabdulle, oo shalay lagu aasay magaalada Muqdisho.

Cali Ugaas ayaa waxaa lagu xusuustaa shaqooyinkii siyaasadda iyo tan arrimaha bulshada uu ka qabtay Soomaaliya intii uu noolaa.

Waxa uu sidoo kale mar soo noqday Duqa Muqdisho iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, intii u dhaxeysay 1987-1990.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho ayaa warbixintaan aaska iyo tacsida ku saabsan inoosoo diray.

Kumuu ahaa Cali Ugaas Cabdulle oo shalay lagu aasay Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG