Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koobka Adduunka: Rajadii iyo riyadii Morocco oo soo gebagebowday


Xulka kubadda cagta ee Morocco ayaa waxaa xalay looga adkaaday ciyaartii xalay ay la dheeleen Qaranka Faransiiska. ciyaartaan ayaa waxay aheyd mid xiisa badaneyd oo malaayiin dad ah oo Afrikaan ah ay indhaha ku hayeen, maadaama dalkii ugu horreeyay ee ku yaalla qaaradda uu heerkaan soo gaaray.

Meelaha sida weyn ciyaartii xalay looga daawanayay waxaa kamid aheyd magaalada Muqdisho, inkasta oo Faransa 2-0 guushu ku raacday, haddana dhallinyarada Muqdisho ayaa qaba in Xulka Marocco uu soo bandhigay ciyaar xiisa gaar ah laheyd, weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayey ciyaarta kadib u warrameen.

Xulka Morocco.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG