Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa xalay jeediyay daqiiqado ka hor soo Gabagabeeyey Khudbadda Qaranka ee Sannadlaha ah ee lagu magacaabo State of the Union Address
Madaxweyne Obama ayaa u adeegsaday qudbadiisa oo aheyd tii sadexaad ee nooceeda ah Ee uu jeediyo intii uu madaxweynaha ahaa, Qorshe qorsha cusub oo dhaqaalaha Mareykanka lagu kobcinayo, kaasoo buu yiri aysan ka faa’ideyn oo kaliya dadka hantileyaasha Ah balse muwaadin kasta oo mareykan ah.
Warbixin iyo falanqeyn ku saabsan qudbadaasi ka dhageyso qeybta hoose ee qoraalkan