Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jaamacadda Carabta oo 10 million u Ballan-qaaday Somalia


Jaamacadda Carabta oo 10 million u Ballan-qaaday Somalia
Jaamacadda Carabta oo 10 million u Ballan-qaaday Somalia

Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in DFKMG ay bishiisa siin doonto 10 million oo dollar. DKMG ayaa sheegtay inay lacagtan ay u isticmaali doonto bixinta gunnooyinka, horumarka, iyo soo celinta amniga

Madaxweynaha DFKMG, Sharif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay shirkii Carabta iyo Afrika ee ka dhacay magaaladda Sirta ee waddanka Libya. Madaxweynaha ayaa hadal uu ka jeediyey shirka kaga hadlay dhibaatada Somalia ka haysta kuwa mucaaradka iyo burcad-badeedda.

Sida uu Agaasimaha Warbaahinta DFKMG ah, Cabdirashid Khalif Xaashi u sheegay VOA, Jaamaccad Carabtu waxay DFKMG ah ugu deeqday 10 milyan oo dollar bil walba, taasoo lagu bixin doono mushaharka ciidanka iyo shaqaalaha dawladda, soo celinta amnigana lagagag shaqeyn doono, iyadoo sidoo kale dhinaca horumarkana loo adeegsan doono.

XS
SM
MD
LG