Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia: (Q-5aad)


Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia: (Q-5aad)
Ciyaaraha Caalamka iyo Somalia: (Q-5aad)

Qeybtan Shanaad waxay ka hadleysaa heerarkii ay soo mareen ciyaarihii kubadda koleyga ee Soomaaliya iyo caalamka.

Haatanna dhagaystayaal ku soo dhowaada qeybtii 5aad ee barnaamijyadii Taxanaha ahaa ee ku saabsanaa Isboortiga Caalamka iyo Soomaaliya. Qeybtan waxay ku saabsan tahay heerarkii ay soo mareen qaar ka mid ah ciyaaraha Fudud ee caalamka iyo dalka Soomaaliya.

Waxaa soo diyaariyay Cabdullaahi Nuur Maxamed (Colombo). Waxaa la soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

XS
SM
MD
LG