Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imtixaanka 1,100 Arday Soomaaliyeed


Imtixaanka 1,100 Arday Soomaaliyeed
Imtixaanka 1,100 Arday Soomaaliyeed

Ilaa 1,100 arday Soomaaliyeed ayaa u fariistay imtixaan, magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa, iyo Nairobi.

Ilaa 1,100 arday Soomaali ah ayaa u fariistay imtixaan ay soo qaban qaabisay wasaaradda waxbarashada ee dowladda KMG ah ee soomaaliya.

Imtixaanadaasi ayaa waxay ka kala dhacayaan, magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa, iyo Nairobi.

Wasiirka waxbarashada ee dowladda KMG ah Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa VOA u sheegay, in ardayda kaalimaha hore gasha imtixaanadaasi ay dowladdu u raadineyso deeqo waxbarasho.

XS
SM
MD
LG