Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ilhaan Cumar oo loo dhaariyey Koongareeska Maraykanka


Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota, markaasoo ay dib u tartami doonto.

Ilhaan waxa ay ka mid noqoneysaa Koongareeska 116-aad ee dalkan Maraykanka. Dadka Muslimka ah iyo Somaalida Maraykanka ayaa si weyn usoo dhaweeyey guusha ay Ilhaan gaartey.

Hadaba Maxay Soomaalida, soo galootiga iyo Muslimkaba uga dhigan tahay in Ilhaan ay ka mid tahay mudanayaasha Koongareeska. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa.

ILHAN OMAR
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:09:48 0:00

XS
SM
MD
LG