Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imaam Max'uud oo ka hadlay Dagaallada


Imaam Max'uud oo ka hadlay Dagaallada
Imaam Max'uud oo ka hadlay Dagaallada

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ka mid ah hogaamiyeyaasha dhaqanka ee Beelaha Hiraab ayaa u hambalyeeyay ciidamada dowladda.

Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah imaamka beelaha Hiraab ayaa soo dhoweeyay dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab ee ay ku jiraan ciidamada dowladda KMG ah.

Imaam Maxamuud ayaa sheegay in soo dhoweyntaasi ay ku baaqeen ka dib markii ay kulan isugu yimaadeen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha gobolka Banaadir.

Imaam Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in ay guul u arkaan la wareegista ay ciidamada dowladdu la wareegtay fariisimo ay horey u joogeen maleeshiyada al-Shabaab.

XS
SM
MD
LG