Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Xarakooyinka Islaamka Soomaaliya


Taariikhda Ururrada Islaamka
Taariikhda Ururrada Islaamka
Muftiga weyn ee Soomalaiyeed Sheekh Maxamed Axmed Nuur “Gadhyare” ayaa idaacadda VOA uga warramay taraiikhda ururrada Islaamiga ah.

Qaybaha hore ee waraysiga waxa uu kaga hadlay aasaaskii xarakooyinka islaamiga ah sida Al-Nahda iyo Al-Islax iyo weliba kobaca Salafiyada.

Qaybaha dambena waxa uu ka hadlayaa waxyaabaha ugu waaweyn ee u qabsoomay Al-Islaax, Damul-Jadiid iyo Salafiyada hubaysan.

Waraysigan waxaa qaaday Haaruun Macruuf.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:35:31 0:00
XS
SM
MD
LG