Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Dagaallada Sokeeye


Haweenka iyo Dagaallada Sokeeye
Haweenka iyo Dagaallada Sokeeye

Haweenka Soomaalida ah ayaa dagaalada sokeeye ay ku yeesheen qaarkood saamayn dhinaca caafimaadkooda iyo maskaxdoodaba ah.

Tan iyo wixii ka dambeyey burburkii dalka waxaa ay qaateen haweenku kaalinta daryeelka qoyska ,xilli dhibaato iyo dayac badan ay soo fodsaartay qoysaska soomaalida.

Culayskaasi badan ee soo foodsaaray haweenka ayaa keenay inay ka dhaxlaan dhaawac waxyeelo u gaystay caafimaadkii maskaxda oo la soo dersay haweenka qaarkood.

Idaacadda VOA ayaa ku egays barnaamij gaar ah arrintaasi, waana qaybtii labaad ee Taxanaha Saamaynta Dagaallada Sokeyeeye ay u keeneen haweenka.

Nuux Muuse Birjebe ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Gaalkacayo.

Fadlan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

La Xiriira

XS
SM
MD
LG