20 warfidiyeen oo shalay lagu xiray magaalada Hargeysa, kuwaas oo ka dibadbaxayey markii la xukuumaddu xirtay HCTV ayaa la sii daayey.
Warfidiyeenada ayaa sheegay in aan waxba loo haysan, xoriyadoodii oo dhameystirana ay dib u heleen.Warfidiyeenadu waxay sheegeen in ay dawladda kala shaqeynayaan in HCTV loo ogolaado inuu hawada kusoo noqdo oo uu hawshiisii dib u bilaabo.
Warkan oo maqal, in yar ka dib kala soco VOA.