Kulan ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa lagu daah-furay mashruuc cusub oo ay Hay'adda Maraykanka ee USAID ay ka fulinayso Somaliland. Mashruucan waxa fulinaya hay'ad kale oo Maraykan ah, laguna magacaabo DAI.
Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.