Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Go'aanka Guurtida ee Shirka Nairobi


Hargeysa: Go'aanka Guurtida ee Shirka Nairobi
Hargeysa: Go'aanka Guurtida ee Shirka Nairobi

Golaha Guurtidu waxay sheegeen in shirka Nairobi uu sii kala qeyb qeybinayo Soomaalida.

Golaha Guurtida Somaliland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Hargeysa waxay ka hadleen shirka Soomaalida ee Qaramada Midoobay ay qaban qaabineyso, kaasoo ay sheegeen inuu sii kala qey qeybinayo Soomaalida.

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa dhaleeceeyn u soo jeediyay hindisha shirkaasi oo uu wato Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya, Augustine Mahiga.

XS
SM
MD
LG