Barnaamijka Habalyada iyo Heesha waxaad ku maqashaan waraaqaha aroosyada iyo dhalashooyinka ay isu diraan dhageystayaasha VOA-da. Waxaad kaloo barnaamijka ku maqashaan heeso isugu jira kuwii hore, kuwii dhexe iyo kuwii dambe.
Waxaa soo jeedinaya Caasho Cuud iyo Ibraahim Daanduray.