Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiba Nura iyo Hambalyada & Heesaha

Hiba Nura
Hiba Nura

Barnaamijka hambalyada iyo heesaha waxaa toddobaadkan marti noogu ah fannaanada caanka ah ee Hiba Nuura

Barnaamijka hambalyada iyo heesaha waxaa toddobaadkan marti noogu ah fannaanada caanka ah ee Hiba Nuura. Fannaanaddu waxay qaadeysaa qaar kamid ah heeseheedii hore, kuwii dhexe iyo waliba kuwii dambe.

Waxay nagu soo booqatay istuudiyaha VOA-da ee Washignton. Waxay sidoo kale ka qeyb gashay u hambalyeynta dhageystayaasha.

Midiga sare ee boggan ka dhageyso barnaamijka oo dhammeystiran.

This item is part of
XS
SM
MD
LG