Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Diiday Xil ka Qaadis lagu sameeyay


Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Diiday Xil ka Qaadis lagu sameeyay
Guddoomiyihii Maxkamadda Sare oo Diiday Xil ka Qaadis lagu sameeyay

Guddomiyihii Maxkamadda Sare wuxuu sheegay in madaxweynaha uusan xilka ka qaadi karin.

Guddoomiyihii maxkamadda sare ee dowladda KMG ah Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uusan xilka ka qaadi karin.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu Dr. Xuseen kaga soo horjeestay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha oo isaga xilka looga qaaday, isagoo ku tilmaamay inaan sharciga loo marin.

Madaxweyne Shariif ayaa horey ugu magacaabay Dr. Xuseen Cabdi Cilmi inuu noqdo guddoomiyaha maxkamadda sare.

XS
SM
MD
LG