shir ay kasoo qeyb galeen haweenka deegaanada afka Soomaaliga lagaga hadlo ayaa ka hadlay sida loo joojin karo gudniinka fircooniga ah.
Shirkan ayaa laga soo saaray sagaal qodob oo lagu heshiiyey in dumarkii kasoo qeyb galeen ay ka fuliyaan deegaanadii ay ka yimaaddeen.
Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.