Beledweyne —
Saameynta ay ku reebtay fatahaadii ku dhufatay magaalada Baledweyne horaantii bishii ina dhaaftay waxaa ka mid ah in ganaacsigii magaalada uu gaabis noqodo.
Arrintan ayaa loo sababeeyey kadib markii badi dadkii magaalada daganaa ay ka barakaceen badeecadahii soo gali jirina la waaayay marin loo soo mariyo.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Madal