Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Xanuunnada maskaxda oo kordhay Soomaaliya


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhaawacyada iyo xanuunada maskaxeed ee ay qabaan dadka Soomaaliyeed oo daraasad cusub ay sheegtay inay ka badan tahay sidii la mooday.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Xanuunnada maskaxda oo kordhay Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:29:15 0:00

XS
SM
MD
LG