Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Sidee ku timid dayn cafinta Soomaaliya?


Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dayn cafinta ay dhowaan ku guuleysatay Soomaaliya ee looga dhaafay dayn dhan 4.5 bilyan oo dollar iyo sida ay ku timid.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Sidee ku timid dayn cafinta Soomaaliya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG