Barnaamijkii Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inuu istaraatiijiyad cusub uu ku wajahayo dagaalka Al-Shabaab isaga oo sheegay in qaabkii hore ee kooxdan loo wajahayo aanu shaqeyn. Haddaba ma shaqeyn doontaa istaraatiijiyaddaas? Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.