Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Caqabado soo wajahay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab


Galka Baarista
Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay howl-gallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay waddo dowladda Soomaaliya, iyo wejiga labaad ee dagaalka oo ay soo wajaheen caqabado ay ka mid yihiin qaar ka mid ah dalalkii ka qeyb-geli lahaa oo ka cagajiidaya.

Hase yeeshee sarkaal dhinaca gaashaandhigga ah oo ka tirsan Kenya oo codsaday inaan magaciisa la sheegin waxa uu VOA u sheegay in Kenya weli ay ka go'an tahay ka qaybgalka hawlgalka Operation Black Lion. VOA waxay sidoo kale la xiriirtay diblomaasiyiin ka tirsan waddamada Itoobiya iyo Jabuuti oo aan markiiba kasoo jawaabin codsigeenna waraysiga.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Galka Baarista: Caqabado soo wajahay wejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG