Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faysal: Aad ayaan Isugu Kalsoonahay


Faysal: Aad ayaan Isugu Kalsoonahay
Faysal: Aad ayaan Isugu Kalsoonahay

Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in uu ku kalsoonyahay in xisbigiisu helayo doorashada.

Guddoomiye Faysal oo idaacadda VOA-da ugu warramay magaalada Hargeysa maalin uun ka hor doorashada, ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoonyahay in xisbiga UCID uu haysto taageerada dadweynaha.

Guddoomiyaha ayaa tilamay in ay uga duwanyihiin labada xisbi ee kale arrimo badan oo ay ka mid yihiin, in ay dalka ku dhaqayaan shareecda, isla markaana ay aad ugu dhowyihiin dadka danyarta ah.

Waraysiga guddoomiyaha UCID ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG