Muqdisho —
Dowladda Mareykanka ayaa Talaadada maanta ah shaacisay, in ciidamo ka socda dhowr waddan oo uu Mareykanka ku jiro ay hadda kaddib waardiye ka qaban doonaan marin biyoodka Baabal Mandab ee Badda Cas, oo dhowaanahan ay ka dhaceen weeraro ay Xuutiyiintu ku beegsadeen maraakiib.
Haddaba muxuu isbaheysigan cusub ka beddeli karaa amniga badaha, sideese Soomaaliya oo dacalka ku heysa u taabanayaa? Maxamed Cabdi Xasan Sandheere ayaa ka wareystey Cabdiqafaar Cabdi Wardhere oo ka faallooda arrimaha caalamiga ah.
Madal