Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku Saabsan Gelida Kenya ee Somalia


Oscar Pistorius chats with his sister Aimee ahead of court proceedings at the Pretoria Magistrates court June 4, 2013.
Oscar Pistorius chats with his sister Aimee ahead of court proceedings at the Pretoria Magistrates court June 4, 2013.

Prof. Cabdiwahab sheekh oo ka tirsan Jaamacadda Nairobi ayaa sheegay in Kenya ay xaq u leedahay inay dabagasho wixii ka gardaran

Prof. Cabdiwahab sheekh oo ka tirsan Jaamacadda Nairobi ayaa sheegay in Kenya ay xaq u leedahay inay dabagasho wixii ka gardaran.

Prof. Cabdiwahab ayaa sidoo kale ka hadlay in aanay habbooneyn in Kenya dhowr qof oo la afduubay ay kaga jawaabto duulaan ciidan, hase yeeshee ay habbooneyd in xiriir la sameyso saaxiibada ay ku leedahay Somalia.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG