Qeybteenan waxaan ku eegaynaa Xulalka iyo qaar ka tirsan ciyaartoyda ka qeyb galaysa ciyaaraha koobka kubbada cagta ee Koonfur Afrika iyo kuwa la filayo iney kaalimo wanaagsan ka galaan isla markaana kasoo gudbi karan wareegyada hore.
Waxaan kaloo ku falanqeyney Ciyaaryahannada la filayo iney wacdarro ka dhigaan iyo aragtiyada dhalinyarada ciyaaraha jecel ee ku nool dalka Koonfur Afrika.