Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Sacuudiga oo cabsi ku abuuray kubbadda cagta Yurub


FBL-RIYADH-CUP
FBL-RIYADH-CUP

Horyaalka Sacuudi Carabiya waxaa ku qulqulaya ciyaartooyda ugu wanaagsan kubbadda cagta, waxaana laacibkii ugu dambeeyay ee ku biira horyaalkaas uu ahaa weeraryahanka waddanka Brazil iyo kooxda PSG Neymar.

Madaxda qaar ka mid ah horyaallada Yurub ayaa walaac ka muujiyay mowjadda dalabka kooxaha Sacuudigaa, kuwaas oo ku tilmaamay inay dhici karto in horyaallaada qaarkood ay waxyeello soo gaarto haddii ay sii socodaan dalabaadka ciyaartooyda.

Haddaba, ma laga yaabaa in Sacuudigu uu dumiyo Kubbada Cagta Yurub? Maxamed Mascadde iyo Faarax Maxamed Cali ayaa falanqeynaya.

Qulqulka xiddigihii Yurub ee Sucuudiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG