Dawladda Soomaaliya ayaa weli jawaab ka sugaysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay in la aqbalay iyo in kale codsiga ay ku doonayso in lagu hakiyo dhimista ciidamadaMidowga Afrika.
Hadda tallaabadan ayaa Jamaal Axmed Cismaan uu ka wareystay gaashaanle sare Cabdulaahi Cali Macow oo ka faallooda amniga iyo ciidamada.
Madal