Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Todobaadka: Ansixinta Xukuumadda Farmaajo


Maxaa ka mid ah Caqabadaha Soo food saari kara xukuumadda Ra'iisal wasaare Farmaajo.

Barnaamijka Faaqidaadda todobaadka waxaa uu ku saabsan yahay ansixinta xukuumadda cusub ee ra'iisal wasaare Farmaajo waxyaabaha ay qaban karto, rajada ay leedahay, maxaase ka horiman kara?

Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo madax ka ah hay'adda Tubta Nabadda oo ku sugan Muqdisho, Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ka tirsan baarlamaanka KMG ah oo iyaduna ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Maxamed Muuse Guuleed oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Holland.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay soona jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan oo Washington joogta.

XS
SM
MD
LG