Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Ra'iisal Wasaaraha Cusub


Faaqidaadda: Ra'iisal Wasaaraha Cusub
Faaqidaadda: Ra'iisal Wasaaraha Cusub

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu ku saabsan yahay, magacaabista ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali

Barnaamijkan Faaqidaadda Todobaadka, wuxuu ku saabsan yahay, magacaabista ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Cali.

Martida ka qeybgalaysa barnaamijka waxay kala yihiin, Xildhibaan Maxamed Xasan Daryeel oo jooga magaalada Nairobi, Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo ah wasiir ku xigeenka gaashaan dhigga ee DKMG, Maxamed Xaashi Cigaal oo horey uga tirsanaa dowladihii hore, haatanna ah guddoomiyaha Xisbiga Dowlad Qaran, wuxuu joogaa magaalada London, iyo Fowsia Cabdikariim Cabdulqaadir oo u dhaqdhaqaaqda xuquuqda Aadamaha, waxay joogtaa dalka Canada.

Haaruun Macruuf ayaa inoo soo diyaariyay.

XS
SM
MD
LG